Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD oo Muqdisho ka Dhacaya


10-ka bishan January ayaa waxa magaalada Muqdisho shir ku yeelanaya Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee toddobada dal ee xubnaha ka ah Urur goboleedka IGAD, kaas oo arrimaha Somalia lagaga hadli doono.

Sahra Ciidle Nuur ayaa arrimahaas ka wareysatay Daa'uud Aweys, Afhayeenka Madaxtooyada Somalia.

Dhageyso kulanka IGAD ee Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

XS
SM
MD
LG