Barnaamijka Waa Go’aankaaga ee toddobaadan waxaa marti ku ah Cabdullahi Jaamac (Madoobe Jaamac) oo ka mid ah dadka aqoonta u leh kalluumeysiga iyo xeebaha Jubadda Hoose iyo Cabdulqaadir Axmed Maxamed (Buuldhe) oo ka mid ah kalluumeystada gobolkaas.
Waxa barnaamijka inoo soo diyaarisay, inalana socodsiinaysa Sahra Cabdi Axmed.