No media source currently available
Afhayeenka baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay inuu mar kale baarlamaanka horkeeni doono mooshinka ka dhanka ah RW Somalia. Sahra Abdi Ahmed ayaa barnaamijkan faaqidaadda soo jeediney