Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda: Mooshin ka Dhan ah R/W Abdiweli Sh. Ahmed


Baarlamaanka Soomaaliya
Baarlamaanka Soomaaliya

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxaa uu ku saabsan yahay khilaafka u dhexeeya Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mohamud iyo Raiisul Wasaare Abdiweli Sheikh Ahmed.

Khilaafka ayaa shaley cirka isku sii shareerey markii koox ka tirsan baarlamanka ay gudbiyeen mooshan ay doonayaan in codka kalsoonida loogu qaado raiisul wasaaraha.

Horaantii toddobaadkan beesha caalamka ayaa walaac ka muujisey khilaafkaasi, iyadoo xubnaha baarlamankana ay ku kala qeybsan yihiin qaabka loo wajahayo xal u helista mushkiladdan taagan.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Daud Aweis

please wait

No media source currently available

0:00 0:41:07 0:00

XS
SM
MD
LG