Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay khilaafka madaxda Somalia iyo fahamka dastuurka dalka, waxana ka qeyb galaya Prof. Xuseen A. Warsame, Prof. Maxamuud Macallin iyo Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.
Barnaamijka oo ay soo diyaarisay Caasha Ibrahim (Cuud) hoos ka dhageyso.