Magaalada Jowhar waxaa ka kacay dab laxaad leh kaas oo burburiyey gebi ahaan goobihii Kaydka Shidaalka ee maamulka Gobolka, waxaana gebi ahaan goobtaas ku baaba’ay dhammaan shidaalkii halkaas yaallay. Guddoomiye ku Xigeenka gobolka Shabeelada Dhexe Cali Cismaan Ciiley ayaa u waramay Ismaaciil Xuseen Farjar.
Embed
share
Dabka Jowhar
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:05:48
0:00
Direct link