Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dunida Muslimka oo maanta Ciidaya


Dunida Muslimka iyo Muslimiinta ku nool daafaha caalamka ayaa maanta xusaya munaasabadda Ciidul Adxaa.

Magaallooyinka Geeska Afrika, dadka ayaa maanta tukanaya salaadda Ciidda, waxayna intooda badan kaddib samen doonaan dabbaaldegyo lagu xusayo ciidda.

Dhamaan shaqaalaha iyo madaxda Laanta Af-Soomaaligu waxay idin leeyihiin ciid wanaagsan.

XS
SM
MD
LG