Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Welwelka Soomaalida Gobolka Minnesota


.
.

Soomaalida deggan gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa argagax ka qaaday wararka sheegaya in nin Soomaali-Marayka ah uu ku dhintay dalka Syria isagoo ka bar-bar dagaallamaya kooxda Daacish. Ninkaas ayaa noqday qofkii labaad ee Maraykan ah ee ku dhintay Syria.

Sidoo kale Douglas McCain oo ah Maraykan ka so jeeda Minnesota, ayaa isna ku dhintay Syria, iyadoo tani ay abuurtay wel-wel ku aaddan xagjirnimada iyo dhalinyarada loo qoranayo dagaallada argagixsada.

Weriyaha VOA Kane Farabaugh ayaa warbixintan ka soo diray Minnesota.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedinaysa.

Welwelka Soomaalida MN
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00

XS
SM
MD
LG