Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taageerada Maraykanka ee Baarlamaanka Somalia


Maxamed Cabdirisaaq oo horay uga tirsanaa National Democratic Insititute, haatana madax ka ah ururka Somalia One ayaa ka hadlaya sida Maraykanku u taakuleynta hay'adda sharci-dejinta ee Somalia iyo haddii wax isbeddelaan ka dib markii ay dawladdu mid rasmi ah noqotay.

Maxamed Cabdirisaaq oo hadda madax u ah hay'adda Somali One oo ka shaqeysa arrimaha waxbarashada iyo bulshada ayaa VOA nagu soo booqday, kana hadlay waxqabadka hay'adiisa.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Madaxa Somali One
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00

XS
SM
MD
LG