Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Hawlgalka Indian Ocean


Dawladda Soomaaliya ayaa bilawday Hawlgal loogu magacdaray “Indian Ocean”.

Waxaana hawlgalkan ka qayb qaadanaya ciidamada dawladda iyo kuwa AMISOM iyaga oo ay jiraan deegaano cusub oo ay ka qabsadeen ururka al-Shabab gobollada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe.

Weriyahayaga Beledweyne Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan kasoo diray wararkii ugu dmabeeyey ee Hawlgalkaasi.

Qaybta hoose ee boggan ka dhegayso warbixinta oo dhan.

Dhegayso: Warbixin ku saabsan Hawlgalka Indian Ocean
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00

XS
SM
MD
LG