Warbixinta Muqdisho
Ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Midowga Africa ayaa la wareegey guriga mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha hubeysan ee magaalada Muqdisho. Weerar iyo dagaal dhowr saacadood socdey kadib ayay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda kula wareegeen guriga Axmed Xasan Cadow-Axmed Daaci oo ku yaalla degmada Wadajir. Daud Aweis ayaa khadka telefonka ee magaalada Muqdisho kula xiriirey Col Ali Hamud, Afhayeenka Ciidamada AMISOM. Waxaana uu ugu horeyn weydiiyey sida uu hawlgalka u dhacay.
Qeybaha kale
-
Maarso 15, 2025Halkan ka dhageyso.m4a
-
Maarso 14, 2025Cudur aan la aqoon oo dad ku dilay Karkaar, Puntland
-
Maarso 14, 2025Madaxweynaha Suuriya oo saxiixay dastuur ku-meel gaar ah
-
Maarso 14, 2025Faaqidaadda: Doorka haweenka Somaliland ee siyaasadda
-
Maarso 14, 2025Halkan ka dhageyso.m4a
-
Maarso 14, 2025Amuuraha Islaamka: Faa'iidooyinka caafimaad ee Soonka