Cali Khaliif oo Madaxweyne loo Doortey
Raiisul Wasaarihii hore ee oomaaliya, Cali Khaliif Galeyr, isla markaana ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta loo doortay inuu noqdo madaxweynaha maamulka Khaatumo. Cali Khaliif ayaa doorashada oo maanta ka dhacday deegaanka Saax-Dheer oo u dhow xadka Somalia iyo Ethiopia wuxuu uga adkaaday Maxamed Yusuf Indho-Sheel oo maamulkaasi hoggaamin jiray. Halkan ka dhegeyso wararka la xiriira doorashada Cali Khaliif.
Qeybaha kale
-
Maarso 15, 2025Halkan ka dhageyso.m4a
-
Maarso 14, 2025Cudur aan la aqoon oo dad ku dilay Karkaar, Puntland
-
Maarso 14, 2025Madaxweynaha Suuriya oo saxiixay dastuur ku-meel gaar ah
-
Maarso 14, 2025Faaqidaadda: Doorka haweenka Somaliland ee siyaasadda
-
Maarso 14, 2025Halkan ka dhageyso.m4a
-
Maarso 14, 2025Amuuraha Islaamka: Faa'iidooyinka caafimaad ee Soonka