Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Shirkadda Cocacola oo Gargaar Bixisay


Shirkada Sharaabka ee Coca Cola qeybteeda Somaliland ayaa maanta lacag tabarucaad ah oo ay ugu talo gashay dadka danyarta ah u qaybisay gobollada Somaliland iyo goobo ka mid ah Puntland, Hawshani oo socotay mudo bil ah ayaa la qaybiyay lacag ka badan afar iyo toban kun oo dollar oo la siiyay goobaha caruurta agoonta iyo dadka maskaxda ka jiran, Wariyaha VOA ee Hargeisa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa arrimahan ka waraystay maareeyaha guud ee shirkada Coca Cola SBI Musatafe Cismaan Geele waxaana uu ugu horayn weydiiyay sida uu ku bilaabmay barnaamijkani.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:01 0:00

XS
SM
MD
LG