Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dunida Islaamaka oo laga Ciidayo Maanta


Dalalka Islaamka badankooda ayaa laga xusyaa munaasabadda Ciidul fidriga, waxaana dalalkaasi ka mid ah Somalia.

Dalka boqortooyada sucuudiga ayaa mas’uulyiinta arrimaha diinta qaabilsan waxay tilmaameen in Isniinta maantu ay tahay maalinta ugu horaysa ee Ciidda.

Sheekh Cabdiraxmaan Shariif oo ah imaamka masjidka Daarul Hijra ee gobolka Soomaalidu ku badantahay ee Minnesota ayaa VOAda u sheegay in loo baahanyhay in munaasabaddaan ciidda iyo farxadeeda loo baahanyahay in looga faa’idaysto sidii nabad loogu soo dabaali lahaa caalamka guud ahaan iyo gaar ahaan Somalia.

Waraysiga Sheekha oo dhamaystiran ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:09 0:00

XS
SM
MD
LG