In ka badan 10 qof ayaa ku dhimatay dagaalo soo cusboonaaday oo ku salaysan colaad qabaa'il oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne. Waxgaradka Gobolka iyo ciidamada AMISOM ayaa ku baaqay wadahadal.
Weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Beled Weyne.