Sawirro: Duqeynta Israel ee Gaza
13
Diyaarad helicopter ah oo gamaysa rasaas xadka u dhaxeeya Israel iyo Gaza border, July 11, 2014.
14
Qiiq ka baxaya guryo ay goobjoogayaashu sheegeen inay ahaayeen gantaal Israel ay soo riday. Falastiiniyiinta ayaa burburka guryahaasi ka raadinaya dad dhibbanayaal ah, Rafah, Gaza Strip, July 11, 2
15
Falastiiniyiin eegaya burburka guri, halkaasi oo ay ku dhinteen 5 qof oo hal qoys ah kaddib markii gantaal u ku dhacay xerada qaxootiga Rafah, ee bariga Gaza, July 11, 2014.
16
Falatiiniyin guri burburay ka raadinaya dad badbaaday. July 11, 2014.