Sawirro: Duqeynta Israel ee Gaza
17
Booliska Israel oo qiimayn ku sameynaya kaalin batrool oo gubatay kadib markii uu ku dhacay gantaal dhinaca Gaza laga soo ganay. July 11, 2014.
18
Ciidanka Israel ee ku sugan meel u dhow xadka Gaza