Sawirro: Duqeynta Israel ee Gaza
9
Falastiiniyiin gurigooda ka qaadanaya wixii ay lahaayeen, kaddib markii gurigoodii uu ku dhacay gantaal ay Israel soo dirtay, July 11, 2014.
10
Qiiq ka baxay Marinka Gaza oo ay ku dhaceen gantaallada Israel, July 10, 2014.
11
Ciidanka Israel, July 10, 2014.
12
Baabuur ku baaba'day dab ka dhacay kaalin shidaal, magaallada Ashdod, Israel, July 11, 2014.