Sawirro: Duqeynta Israel ee Gaza

5
Falastiiniyin dhaqaya dhiiga 7 qof oo Falastiiniyiin ah oo ku dhintay duqeynta diyaaradaha Israel, July 12, 2014.

6
Dad u dhashay Israeli oo ka gabanaya gantaallo laga soo tuuray dhinaca Gaza. Israel, July 12, 2014.

7
Falastiiniyiin ag socda burburka masjid Al-Tawfeeq, kaddib markii xalay la duqeeyay, xerada qaxootiga Nuseirat, central Gaza Strip, July 12, 2014.

8
Ciidamada Lebanon oo baadhaya qeyb ka hadhay gantaal Lebanon laga tuuray oo Isreal lagu ganay, Bariga Lebanon July 11, 2014.