Sawirro: Duqeynta Israel ee Gaza
1
Qiiq ka baxaya Magaalada Gaza, kaddib markii duqeyn loo geystay, July 11, 2014.
2
Smoke rises following what witnesses said was an Israeli air strike in Gaza City July 8, 2014.
3
Qiiq iyo dab laga arkayo degmada Rafah ee koonfurta Gaxa, halkaasi oo ay goobjoogayashu sheegeen inuu ku dhacay gantaal ay Israel ku tuurtay, July 11, 2014.
4
Dabdamiska Israel oo daminaya dab ka dhashay gantaal ku dhacay kaalin shidaal oo ku taalla magaalada Ashdod ee koonfurta Israel. July 11, 2014.