Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Isbeddelka Cusub Muxuu Soo Kordhin Karaa


Askar ka tirsan cidanka dowladda
Askar ka tirsan cidanka dowladda

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa shalay isbeddelo cusub ku sameeyey hay'adaha amniga kadib markii uu howshii ay hayeen uu ka joojiyay Taliyayaashii Booliiska iyo Nabadsugidda Qaranka Jeneraal Cabdixakiim Daahir Saacid iyo Jeneraal Bashiir Maxamed Jaamac.

Ra'iisla wasaaraha ayaa xilalkaasi u kala magacaabay Jeneral Maxamed Sheekh Xasan Ismaaciil iyo Cabdullaahi Maxamed Cali "Sanbaloolshe." Sidoo kale Ra'iisul Wasaaruhu, waxa uu Wasiirka Amniga u magacabaay Jeneraal Khaliif Axmed Ereg.

Haddaba isbeddellana maxay ka beddelayaan amniga? Su'aashaas iyo kuwo kale ayaa waxaa ka jawaabaya Korneel Cabdullaahi Aadan Xuseen Cirro oo ka faallooda arrimaha amnga.

Wareysiga Korneel Cirro ka dhageyso xagga hoose.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00

XS
SM
MD
LG