Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #218


Barnaamijka Dhaqanka iyo hiddaha waxaan idinkugu heynaa qoraaga Soomaaliyeed Axmed Faarax Cali Idaajaa oo todobaadkanna weli ku dhex jira suugaanta qiimaha leh ee ku xiriirta Calanka iyo gobanimadii Soomaalidu qaadatey 54 sano ka hor.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:51 0:00

XS
SM
MD
LG