Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: 2 Ciidanka Waddooyinka ah oo la Dilay


Rag hubeysan oo aan heybtooda la garanin ayaa bastoolado ku dilay labo ka mid ah ciidanka nabadgelyada waddooyinka ee isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00

XS
SM
MD
LG