Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bakool oo Gargaar la Gaarsiiyay


Qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Bakool ayaa markii ugu horaysay in muddo ah waxa la gaarsiiyay gargaar bin'aadminimo.

Gobolka ayaa waxaa ka jirtay baahi badan oo loo qabay gargaarka.

Wali Cismaan (LOXOS) oo madax ka ah hay'adda gargaarka ee S.A.D.O, ayaa VOAda uga warramay goobaha la gaarsiisay deeqdaasi.

Waraysiga oo dhaan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00
XS
SM
MD
LG