Ciidamada AMISOM ayaa weeraro dhinaca cirka ah ka fuliyey degaanada Caanoole iyo Kudhaa oo ku yaalla gobolka Jubbada Hoose.
War saxaafadeed ay soo saartey AMISOM ayaa lagu xusey in weerarkaasi lagu diley ilaa 30 ka mid ah maliishiyada Al Shabab, agab kale oo dagaalka lagu gubey.
Wararka ayaa sheegaya in dagaal uu halkaasi ku dhexmarey ciidamada AMISOM iyo maliishiyada Al Shabab.

Embed
share
lower Jubba
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:03:54
0:00
Direct link