Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Siidii ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, isku dayo uu ku doonayo in la helo hab loo xalin karo dagaalka qabiilka kusaleysan ee gobolka oo ay tiro aad u badan oo dad ah ay ku dhinteen.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in arrinkan uu kala hadley Ra'iisul Wasaaraha dowlada federalka ah, AMISOM iyo xildhibaano kasoo jeedo deegaanka. waxuuna sheegay inuu jiri doono guddi loo qaban doono xalka xiisadan

Embed
share
Lower Shabele
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:05:14
0:00
Direct link