Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqayn ku Saabsan Weerarkii Baarlamaanka:


Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhowayd kusoo laabtay magaalada Muqdishu.

Madxweynaha ayaa soo gaabiyey safar uu ku tagay dalka Koonfur Afrika kadib weerarkii shalay Al-Shabab ku qaadday Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa isna xalay is casilay Wasiirkii Amniga Cabdikariim Xuseen Guuleed. Haddaba maxaa laga korodhsaday weerarradan ururka Al-Shabab, maxayse tahay tallaabada xigta? Su'aalahaa siyo kuwo kale ayaa Sahra Ciidle Nuur ay dhex dhigtay Xildhibaan Cabdlatiif Muuse Nur Sanyare, Xildhibaan Cali Nuur Xuseen Boodaaye oo labaduba ka tirsna Baarlamaanka Soomaaliya iyo Kornel Cabdullaahi Adan Xuseen Cirro oo ka faallooda arrimaha Amniga, waxaana hadalka ku horraynaa Cabdulatiif Muuse Nuur Sanyare.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:12:10 0:00
XS
SM
MD
LG