Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Martida: Abaandullaha iyo Afhayeenka AMISOM

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa toddobaadkan marti iigu ah, Abaanduullaha iyo Afhayeenka ciidamada AMISOM, General Cismaan Subagle iyo Colonel Cali Xaamud.

Abaanduullaha iyo Afhayeenkaba waxaan ka wareysanayaa weerarkii koox hubeysan oo ka tirsan al-Shabaab ay ku qaadeen aqalka baarlamaanka Soomaaliya.
please wait

No media source currently available

0:00 0:18:05 0:00
This item is part of
XS
SM
MD
LG