Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Raila Odinga oo VOA Wareysi Gaar ah Siiyey


Wareysi ay shalay Idaacadda VOA la yeelatay Raila Odinga oo ah RW-hii hore ee Kenya, ahna hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee CORD ee dalka Kenya ayaa lagu weydiiyey su’aalo la xiriira hawlgalada ammaanka ee ciidamada Kenya ay kala hortageen dadka Soomaalida ah ee Kenya ku nool.

Harun Macruuf oo wareysigan la yeeshay Mr. Odinga ayaa marka hore weydiiyey sida uu u arko sida dawladda Kenya ay u maareynayso arrinta Soomaalida Kenya ku nool.
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:03 0:00
XS
SM
MD
LG