Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dawladda Somalia iyo Heshiiska G. Jubbooyinka


Dawladda Soomaaliya ayaa soo cusboonaysiisay dadaalka nabadeed ee Gobollada Jubbooyinka iyada oo sheegtay inay heshiis dhex-dhigtay Mamaulka Ku Meelgaadhka ah ee Jubba iyo mid ka mid ah siyaasiyiinta Gobolka Barre Hiiraale. Haddaba maxaa keenay dadaalladan cusub?

Su'aashaas iyo kuwo kale ayaa Maxamed Cabdi Xasan Sandheere uu hordhigay Prof. Axmed Muumin Warfaa oo horey la-taliye ugu ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.


Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:08 0:00
XS
SM
MD
LG