Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somali ka Qeyb Gashay Cayaaraha Bandy


Afrika oo aan laga aqoon cayaaraha barafka ama qaboobaha ayaa markii ugu horeysay waxaa taariikh u soo hooyay 19 dhalinyaro Somali ah oo markii ugu horeeyay Somalia iyo Qaaradaba uga qeyb galay cayaarta barabka ee xeegada afka qalaadna loogu yeero Bandy.

19kan Cayaartooy oo qaarkood ay ku dhasheen ama ay ku koreen dalka Sweden oo haatan heysta horyaalka caalamka ee cayaartan.

Axmed Bari oo cayaartooydaasi ka mid ahaa ayaa u waramay barnaamijka Qurbe ee Idaacaddan VOA ka baxa todobaad kasta maalinta Isniinta ah.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:14 0:00
XS
SM
MD
LG