Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Weerar lagu qaaday Madaxtooyada Somalia:


Madaxtooyada Somalia
Madaxtooyada Somalia
Dhowr qof ayaa ku dhintey weerar maanta ay rag hubeysan ku qaadeen xarunta madaxtooyada Somalia (Villa Somalia ) ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Somalia Hassan Sheikh Mohamud ayaa lagu soo waramayaa inuu bed qabo isla markaana aanu waxba ka soo gaarin weerarkaasi.

Goobjoogeyaal ayaa sheegayaa in weerarku ka bilowdey gaari laga soo buuxiyey waxyaalaha qarxa, kadibna ay rag hubeysan isku dayeen inay gudaha u galaan dhismaha sida aadka ah loo ilaaliyo ee madaxtooyada.

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Col Ali Hamud oo VOA la hadley ayaa cambaareeyey weerarkaasi.

Hoos ka dhegayso Waraysiyo iyo wararar la xidhiidha weerarkaasi

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:18:57 0:00
XS
SM
MD
LG