War Deg-Deg ah

Banraamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #199

Dhaqanka iyo Hiddaha
Dhaqanka iyo Hiddaha

Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha todobaadkan waxaanu idiinku soo gudbin doonaa qaabka adeegsiga laaxinka ah ee warbaahintu u adeegsato kalmado ka mid ah Afka Soomaaliga.

Barnaamijka oo uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.

No media source currently available

XS
SM
MD
LG