Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Ethiopia ee Amisom ee Hiiraan


Qeybtii ugu horeysay ee Ciidamada Ethiopia ee ka mid noqday hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM , isla markaana ka howlgalaya Gobalka Hiiraan ayaa maanta lagu soo bandhigay duleedka bari ee Magaalada Baledweyne.

Ciidamadan ayaa ka qeyb qaadan doona dagaalka lagula jiro kooxda Al Shabaab.

Magaalada Beledweyne waxaa warbixintan ka soo direy weriyaha VOA Hussein Hassan Dhaqane.

Halkan ka dhageyso:

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:43 0:00
XS
SM
MD
LG