Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Abaar Ku Dhufatay Gobolka Gedo:


Abaaro daran ayaa laga soo sheegayaa deegaano ka mid ah gobolka Gedo ee Somalia. Abaarahan ayaan ilaa iyo hadda aan keenin dhimasho dadka ku timaadda, laakiin keentay dhimashada tiro badan oo xoolo ah.

Faahfaahinta baaxadda abaarahan ayaa Maxamed Cabdi Sandhere waxa uu ka wareystay Macallin Muuse Iimaan Xuseen oo ka mid ah maamulka deegaanka deegaanka Faafax-dhuun oo ka mid ah deegaanada ay abaartu saameysay.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00
XS
SM
MD
LG