Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Muranka Baarlamanka


Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda
Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda
Golaha wakiiladda Somaliland ayay maanta u bilaabantay todoba cisho oo fasax ah oo lagu soo turxaan bixinayo khalaafaad malmihii ugu dambeeyay ka dhex aloosnaa golahaasi.

Khilaafka golaha wakiilada ayaa la shegay inuu salka ku hayo loolan siyaasadeed oo u dhexeeya xukuumkadda iyo xisbiyada mucaradka ah gaar ahaan Gudoomiyaha golaha wakiiladda C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro oo gudoomiye u ah xisbiga Wadani ee Mucaaradka ah, arintaasi oo kentay in wax ka bedel lagusameeyo xeer hoosaadka golaha iyo qaabka fadhiga Shir gudoonka golaha oo ay siyaasiyiinta xukuumadda iyo xisbiga talada hayaaba ka biyo diideen.

Hadaba Sahra Ciide Nuur ayaa arimahaasi ka waraysatay Cabdiraxmaan Cadami oo ahaa gudoomiyihii hore ee Hey’adda Shaqaalaha Somaliland oo falanqaynaya waxa khilaafka keenay iyo sida lagu xalin karo.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:55 0:00
XS
SM
MD
LG