Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Gaashaandhigga Dawladda Federalka ee Somalia, Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ka hadlaya qorshaha dawladda ee dagaal lagu qaado ururka Alshabab.
Wasiirka waxa su'aalo weydiinaya qaar ka mid ah dhageyteyaasha Idaacadda VOA oo meelo kala duwan ee dunida ah jooga.
Barnaamijka waxa inala socodsiinaya wariye Maxamed Colaad Xasan.