Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Abwaan Xasan Dhuxul Laabsalaax

Barnaamijka Caweyska Washington waxaad ku dhagaysan doontaan Todobaadkan Qeybtii ugu horeysay wareysi aanu la yeelanay Abwaanka Xassan Dhuxul Laabsaalax.

Sidoo kale waxaan idiin haynaa qeyb kale oo ka mid ah sheekadii Adeegto iyo qeybo kale oo xiiso badan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:23:22 0:00
This item is part of
XS
SM
MD
LG