Isku xirrada

War Deg-Deg ah

VOA oo Wareysatey Jilaaga Barkhad Cabdinaasir


Barkhad Cabdinaasir
Barkhad Cabdinaasir
Barkhad Cabdinaasir, Jilaaga filimka Captain Phillips ee kusaabsanaa burcad baddeedda Soomaaliya ayaa u sharaxan abaalmarinta caalamiga ah ee Oscar ee uu Hollywood ku bixiyo

Haddaba Barkhad Abdinaasir ayaa VOA wareysi uu siiyey kaga waramey sida uu ugu faraxsanyahay in kamid noqdo jilaasha u sharaxan abaalmarintan.

Barkhad waxuu sidoo kale wareysigan kaga hadley qaabka uu ku bilaabey jilaanimada filimada, isagoo sheegay inuu ku rajo weyn yahay in uu filimo badan ka qeybgali doono.

Wareysiga halkan ka dhagayso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:24 0:00
XS
SM
MD
LG