Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somali Ka Soo Baxsaneysa K.Suudaan


Gobolada dalka Koonfurta Sudan wali waxaa kasoo baxsanayo goobaha colaaduhu ay ka taaganyihin ganacsato soomaaliyeed oo intooda badan ku hanti beeley xiisadaha colaadeed ee dalkasi ka taagan.

Tiro hor leh oo ku dhow 200 oo qof ayaa kusugan gudaha safaarada Somalia ee magaalada Jubba, kuwaasoo isu diwaangaliyey inay dib ugu laabtaan Somalia.

VOAda ayaa khadka telefoonka kula xariirtey qaarkamid ah dhalinyaradasi iyo Safiirka Safaaradda Somalia ee K. Suudaan Cabdiraxmaan Maxamed Nur Diinaari.

please wait

No media source currently available

0:00 0:10:42 0:00
XS
SM
MD
LG