Waxa Axaddii shalay geeriyooday ciyaaryahankii Kubadda Cagta ee reer Portugal Eusebio, isaga oo ay da’diisu tahay 71 jir. Ciyaaryahankan ayaa ka mid ah ciyaaryahanada ugu caansan dunidda Kubadda Cagta.
Haddaba taariikhdiisii ayaa waxan ka wareystay Maxamuud Mascadda oo ciyaaraha ka faalooda kuna sugan magaalada Minneapolis ee gobolka MN.
Haddaba taariikhdiisii ayaa waxan ka wareystay Maxamuud Mascadda oo ciyaaraha ka faalooda kuna sugan magaalada Minneapolis ee gobolka MN.