Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Godane: Qof Islam ah Lama Gaaleysiin Karo


Cajalad maqal ah oo la sheegay in laga duubay hogaamiyaha ururka Al-shabab Axmed Cabdi Godane ayaa ku dhaliilay kooxo uu ugu yeeray inay gaaleeysiiyaan dadka muslimiinta ah, wuxuuna uga digay mujtamaca dhaqamada noocaasi ah.

Lama oga waqtiga saxda ah ee la duubay canjaladan iyo halka lagu duubay.

Warbixin ku saabsan canjaladaasi halka hoose ka dhageyso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:55 0:00
XS
SM
MD
LG