Madaxweynihii hore ee dalka Koofur Afrika Nelson Mandela, ayaa goor dhaweyd geeriyooday, da’diisuna waxa ay aheyd 95 sano.
Geerida Mr Mandela waxaa shaaca ka qaaday madaxweynaha Koofur Afrika Jacob Zuma, isagoo ka hadlayey telefishinka ayaa waxa uu yiri “Mandela si caadi ah ayuu u dhintay”
1/13Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Nelson Mandela
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
2/13Nelson Mandela oo khudbad ka jeedinayay dbadbax ka dhacay magaaada Port Elizabeth, April 1, 1990. REUTERS/Juda Ngwenya (SOUTH AFRICA) - RTR1KVPW
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
3/13Nelson Mandela oo la hadlayay guddiga QM ee ka soo horjeeda midabtakoorka.June 22, 1990.
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
4/13

5/13Nelson Mandela oo u dabaaldegayay caleemasaarkiisii Pretoria, South Africa, May 10, 1994.
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
6/13Nelson Mandela oo akhrinaya qaar ka tirsan wargeysyada ka soo baxa Koonfur Africa.
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
7/13Madaxweyne Obama oo ku sugan qolkii uu ku xirnaan jiray Mandela ee Robben Island.
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
8/13Nelson Mandela iyo madaxweynihii hore ee George Bush.
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
9/13Nelson Mandela oo u dhoolacadeynayay sawir-qaadayaal kadib markii uu gurigiisa kula kulmay jilaaga Tim Robbins September 22, 2005. REUTERS/Mike Hutchings - RTRP1WF
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
10/13Xoghayihii arrimaha dibedda Hillary Clinton oo sawir la gashay Nelson Mandela iyo xaaskiisa Graca Machel, August 6, 2012.
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
11/13Nelson Rolihlahla Mandela
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
12/13Taallada Nelson Mandela, Western Cape, February 10, 2010.
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
13/13Qaar ka mid ah dadkii Nelson Mandela ku booqan jiray intii uu ku jiray cisbitaalka, Pretoria on June 28, 2013.
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
Previous slide
Next slide
Madaxweyne Zuma oo ka sii hadlayey geerida Mandela, ayaa sheegay in Koofur Afrika ay waysay wiilkeedii ugu wanaagsanaa, waxa uuna intaa ku daray in Mandela loo sameyn doono aas qaran islamarkaana calanka Koofur Afrika hoos loo dhigi doono.
Mr. Mandela waxa uu ku dhawaad 30 sano ku jiray xabsi isagoo u halgamayey in la soo afjaro xukunkii caddaanka tirada yaraa ee gumeysiga ku hayay dadka madaw ee Koofur Afrika.
Hogaamiyihii gobanimadoonka Koofur Afrika Nelson Mandela, markii xabsiga laga soo daayey, waxa uu noqday astaanta nabadda iyo dib u heshiisiinta, waxa uuna ku guuleystay sanadkii 1993dii abaalmarinta nabadda ee Nobel Peace Prize.