Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
Nelson Mandela 1918-2013
1
Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Nelson Mandela
2
Nelson Mandela oo khudbad ka jeedinayay dbadbax ka dhacay magaaada Port Elizabeth, April 1, 1990. REUTERS/Juda Ngwenya (SOUTH AFRICA) - RTR1KVPW
3
Nelson Mandela oo la hadlayay guddiga QM ee ka soo horjeeda midabtakoorka.June 22, 1990.
4