Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
Nelson Mandela 1918-2013
5
Nelson Mandela oo u dabaaldegayay caleemasaarkiisii Pretoria, South Africa, May 10, 1994.
6
Nelson Mandela oo akhrinaya qaar ka tirsan wargeysyada ka soo baxa Koonfur Africa.
7
Madaxweyne Obama oo ku sugan qolkii uu ku xirnaan jiray Mandela ee Robben Island.
8
Nelson Mandela iyo madaxweynihii hore ee George Bush.