Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
Nelson Mandela 1918-2013
9
Nelson Mandela oo u dhoolacadeynayay sawir-qaadayaal kadib markii uu gurigiisa kula kulmay jilaaga Tim Robbins September 22, 2005. REUTERS/Mike Hutchings - RTRP1WF
10
Xoghayihii arrimaha dibedda Hillary Clinton oo sawir la gashay Nelson Mandela iyo xaaskiisa Graca Machel, August 6, 2012.
11
Nelson Rolihlahla Mandela
12
Taallada Nelson Mandela, Western Cape, February 10, 2010.