Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyooday gurigiisa magaalada Johannesburg. Mandela wuxuu ahaa 95 jir.
Nelson Mandela 1918-2013
13
Qaar ka mid ah dadkii Nelson Mandela ku booqan jiray intii uu ku jiray cisbitaalka, Pretoria on June 28, 2013.