Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax Ismiidaamin ah oo ka Dhacay Beledweyne


Qaraxa Beledweyne
Qaraxa Beledweyne
22 qof ayaa ku dhinatay magaalada weerar ka dhacay magaalada Beledweyne oo ay sheegteen ururka Al-Shabab. Goobjoogayala ayaa idaacadda VOA u sheegay in baabuur lagu qarxiyey albabaka hore ee saldhigga booliiska magaalada kaidbna dablay hubaysan ay gudaha u galeen saldhigga.

Dadka dhintay aya aiskugu jiray dad rayid ah oo saldhigga u yimid kiisas ka yaalla iyo xubno ka tirsan ciidanka booliiska.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerarka, waxaana uu ku tilmaamay mid doqonnimo ah.

Dhageyso Wareysi Weerarka Beledweyne - 3:37
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:36 0:00


Af-hayeenka Madaxweynaha Cabdiraxmana Cumar Cusmaan ayaa VOA uga warramay jawaabta madaxwyenaha. Halka hoose ka dhageyso.

Dhageyso Afhayeenka Madaxtooyada iyo Jawaabta Weerarka Beledweyne - 00:35
please wait

No media source currently available

0:00 0:00:35 0:00
XS
SM
MD
LG