Waa qeybtii 2aad oo barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee todobaadkan aan idiinku soo gudbin doonno taxane ku saabsan dhaqankii ay Soomaalidii hore ka sameysatey habka mudan in ay u wada dhaqmaan dadka xididnimadu dhex-marto.
Barnaamijka oo uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.
Barnaamijka oo uu soo jeediyo Axmed Faarax Cali (Idaajaa), hoosta ka dhageyso.