Dalka Iran ayaa sheegay in wada xaajoodayaasha caalamiga ah aay soo dhaweeyeen hindisaha uu wasiirka arrimaha dibada ee dalkaasi ka soo jeediyay bilowgii wareega cusub ee wada hadalada labada dhinac uga bilowday Talaadadii magaalada Geneva, laakiin nuxurka hindisahaasi ayaana wali la shaacin
Wariyaha VOA Al- Pessin ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Genava, Ibrahim Hassan Daandurey ayaa soo jeedinaya.
Wariyaha VOA Al- Pessin ayaa warbixintan nooga soo diray magaalada Genava, Ibrahim Hassan Daandurey ayaa soo jeedinaya.